Qarax bam oo caawa ka dhacay Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay

Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya oo ku fariisin meel ku dhaw isgoyska baar ubax ee degmada H/wadaag ayaa caawa lagu weeraray bam nuuca gacanta laga tuuro ah. Goob joogayaal ayaa ku waramay in ciidamada dowlada ay fureen rasaas xoogan markii bambaanada lagu weeraray, waxaana goobta bambada lagu tuuray ay aheyd meel mashquul badan. Inta la … Continue reading Qarax bam oo caawa ka dhacay Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay